Sheekada wiilkii yaraa ee Dhuudhuumashowga ku dhumay ee dalka kale laga soo qabtay!

Markii Fahim uu galayay kontaynarka si uu uga dhuunto saaxiibadiis, maanu fileyn inuu lix beri ku dhex jiri doono – dal aan dalkiisa ahaynna uu ku tagi doono. Waa wiilka ugu nasiibka badnaa taariikhda dhow dalka Bangladesh. Isaga oo saaxiibadiisa waxay cayaarayeen Dhuumashow markii uu isku dhex qariyay kontaynar kamid ah kuwa yiilay agagaarka marsada. … Continue reading Sheekada wiilkii yaraa ee Dhuudhuumashowga ku dhumay ee dalka kale laga soo qabtay!